Soomaali
- Fahmidda nidaamka waxbarashada iyo tababarka ee Victoria: Tilmaame loogu talo-galay dadka dhallin-yarada ah ee dhawaanta yimid.
- Far barashada iyo tira barashada sanadaha hore ee waxbarashada: tusaha waalidka: Far barashada iyo tira barashadu waxay asaasi u yihiin barashada. Carruurtu waxay u baahan yihiin xirfadaan si ay si kalsooniyi ku jirto ugu bartaan qayb kasta oo ka mid ah manhajka waxbarashada iyo nolosha maalin walba ah.
